Recent Articles

Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo xarun ka furatay magaalada Jowhar.

| March 31, 2015 | 0 Comments

Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha ayaa markii ugu horeysay ka furatay xarun magaalada Jowhar ee caasimada gobolka Sh/dhexe iyadoo shacabka ku nool gobolka Sh/dhexe ay ka qaadan karaan baasaboorada xaruntan. Guddoomiyaha Gobolka Shabelaha Dhexe Mudane Cali Cabdulaahi Xuseen Cali guudlaawe ayaa xariga ka jaray xafiiskaan cusub iyadoo munaasabada lagu furayay xafiiskaan ay ka qeybgaleen mas’uuliyiin ka […]

Read More

Ergayga Midowga Afrika ee Arrimaha Somalia oo xalay la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool gobolka Minneota

| October 7, 2013 | 0 Comments

Ergyga Midowga Afrika ee arrimaha Soomaaliya, Maxamed Saalax Anaadiif iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka socda AMISOM ayaa kulan kula yeeshay magaalada Minneapolis jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota ku nool. Anaadiif ayaa ku sugnaa maalmahan magaalada Minneapolis, iyadoo kulanka uu qayb ka yahay kulammo uu la yeelanayay Soomaalida qurbaha ku nool, isagoo bishii May ee […]

Read More

MADAXWEYNE AXMED SiILLAANYO: “Mana jirto cid nagu qasbaysa wax aanay dani ugu jirin Umnaddayadda

| March 31, 2013 | 0 Comments

Xisbiga taladda haya ee KULMIYE ayaa maanta yeeshay shirweyne aan caadi ahayn oo golaha dhexe ku ansixinayo in dib loo dhigo shirweynaha xisbiga iyo in golaha dhexe lagu soo kordhiyo xubno ka yimid ururadii siyaasadda ee doorashadda golaha deeganka ku hadhay. Shirweynahan oo ay iskugu yimaadeen xubnaha golaha dhexe, qaar ka mid ah ururadii siyaasadda […]

Read More

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta Cod Aqlabiyad ah ku ansixiyay Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya

| October 17, 2012 | 1 Comment

Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shir-doon (Saacid) kaddib fadhigii aan caadi ahayn oo xildhibaannada baarlamaanku ay yeesheen kasoo la-horgeeyay ra’iisul wasaaraha cusub. Kulankan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana fadhiga shir guddoominayay guddoomiyaha baarlamaanka, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo ka […]

Read More

Madaxweynaha Somaliland oo wareegto ka soo saaray dhulalka sida sharci darada loo hantiyay (War-Saxaafadeed)

| October 6, 2012 | 1 Comment

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa digreeto ka soo saaray hantida ma guurtada ee sida sharci darada loo dhisto Madaxweynaha ayaa soo saaray degreeto sumadeedu tahay JSL/M/XERM/249-1367/102012, taasoo gaar u ah hantida maguurtada ah. Madaxweynaha warsaxaafadeedka ka soo baxay xafiiskiisa ayaa lagu yiri:- Markuu arkay; Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Markuu arkay; […]

Read More

Dowladda Baritain oo shaacisay in Malaayiin Lacagta dalkeeda ah ay ku taageerayso dowladda cusub ee Soomaaliya

| October 3, 2012 | 0 Comments

Dowladda Britain ayaa ku dhawaaqay inay 38-milyan oo Pound oo lacagta Ingiriiska ah ku caawinayso dowladda cusub ee Somalia si wax looga qabato dhinacyada ammaanka, horumarinta adeegyada bulshada iyo cadaaladda, kaddib markii wafdi ka socda dowladda Birtain ay Muqdisho kula kulmay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. Wafdiga ka socda dalka Birtain ayaa waxaa hoggaaminayay wasiiradda […]

Read More

Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud oo deeq gaarsiisay dadkii ku barakacay fatahaadihii Webiga Shabeellle ee Magaalada Baladweyne

| October 3, 2012 | 0 Comments

Shirkada isgaarsiinta Hormuud ayaa ugu deeqday lacag dhan ilaa $100,000 doolar, dadkii ay dhibaatadu ka soo gaartay Fatahaadii ku dhufatay dhawaan magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Shirkada ayaa gaarsiisay in ka badan 2000 oo qoys deeq isugu jirtay raashin ka kooban, Bur, Bariis, Salaad, iyo bacaha laga galo roobka, waxaana ay ka qeybisay deeqda […]

Read More

Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Kenya oo gudaha u galay Magaalada Kismaayo

| October 1, 2012 | 0 Comments

Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwa Raaskaambooni iyo Militariga Kenya oo isgarabsanaya ayaa goordhawayd gudaha u galay magaalada Kismaayo iyadoona ay ciidamadu magaalada kasoo galeen dhowr jiho. Ciidamadan oo aan wadan wax gaadiid ah ayaa magaalada kusoo galay lug waxaana ay kasoo galeen jihooyinka waqooyi iyo Galbeed sida dhanka Madaxtooyada, dhinaca Xaafadda Siinaay iyo weliba xaafadda […]

Read More